Astaanta N Academy

nurjenyo

Baahida Sportiga Somaliya Ma dabooli karaa Nurjenyo Academy

View Results

Loading ... Loading ...

Nurjenyo Football Academy

nurjenyo

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

kooxaha akedemiyada waa 6 kooxood oo mid weliba ka koobnaan doonto ilaa 3 ama 4 kooxood  waxaana dhawaan bilaaban doono is qorista iyo diyaargaroowga wiilasha kubada cagta oo marka ugu horeysa lagu bilaabi doono akademiyada

akademiyadaan  waxaa soo aas aasay dhalinyarada  iyo waayeelka degmada wardhiigleey kuwooda jecel sportiga iyo is dhexgalka bulshada waxaana eey noqon doontaa akademiyada tii ugu horeeysay ee nooceeda ah ee laga hir geliyo somaliya waxaana raja fiican ka qabna in mustaqbalka  dhaw somaliya yeelato dhoowr akademi oo wada shaqeyn yeesha si looga gudbo dhibaata naga heysata xaga horumar la aanta sportigeena loona helo dhalinyaro yaraanta wax ku barta oo weynaanta wax tara dalkeena hooyo

 

w/Q

bashirqoolif chairman of academy

Astaanta N Academy
Diwaanka Dhalinyarada

waxa laga raba inaad buuxiso dhaman meelaha banan si aad uga mid noqoto academiyada