
Ruug cadagii hore ee naadiyada Sampadoria Juventus iyo Chelsea ayaa kula taliyay naadiga juventus in ey iibsadaan xidiga dhanka weerarka uga ciyaara naadiga Napoli ee Edinson Cavani. Wuxuu ku booriyay naadiga in ey xidigaan la wareegan halka ey kala wareegi lahaayeen gool dhaliyaha nadiga Arsenal ee Robin Van Persie asigoo sabab uga dhigaayo in uu [...]

Naadiga Real Madrid ayaa ugaarsi ba,an waxey ugu jiraan geesigaan reer city ee Yahya Toure ayagoo ku baadi goobaya lacag gaareysa 40 miljoner euro ugu yaraan .. Macalinka naadiga naadiga sanadkaan qaaday horyaalka Spein ee Real Madrid ayaa sheegay in uu rabo ciyaar yahan Yahya Toure inuu ka dhinac ciyaaro Xabi Alonso wuxuu intaa sii raaciyay [...]
![Horyaalka-300x165[1] Horyaalka-300x165[1]](http://www.xararyaale.net/wp-content/uploads/2012/05/Horyaalka-300x1651-90x65.jpg)
Naaadiga City ayaa iska caabin xoog leh shalay kala kulmay dhigooda QPR kadib markii ey 90diiqo 1-2 la isla mari waayay ayadoo waliba ciyaar yahan Barton calamada casaanka ah laga siiyay kooxda QPR .. Inkastoo la dhihi karo City qudheedo mar hadii ey waayaan xidigooda qadka dhexe u maamula ee Yahya Toure oo dhaawac soo [...]

Luis Enrique oo aha macalinkii roma waday ayaa maanta macasalameyay ciyaartooydiisa kana codsaday in eey iska cafiyaa.

Ciyaaryahankan Colombianka ah oo ku soo Biiray kooxda atletic madrid kuleylihii hore ayaa yimid ka dib markii kooxda atletiico madrid iska dirtay diego forlan oo inter la wareegtay iyo ciyaaryahan aguero oo man-city loo.

AC Milan ayaa xili ciyaareed kaan dhan tartan kula jirtay dhigeeda Juventus in kastoo isbuucii la soo dhaafay ey u dabaal dagtay horyaalka talyaaniga marwada duqdaah oo mudooyinkaan danbe u oo maneyd .. AC Milan ayaa barta ey internaka ku leedaha ku shaacisay in eysan sanadkaan wax qandaraas ah la galeynin ciyaar yahano dhwor ah [...]

Naadiga Man United ee heysta horyaalka ingiriiska ayaa wuxuu u muuqdaa in laga fara maroojin rabo maadaama ey ka soo yeertay cabasho badan.. Macalin Forguso ayaa warbaahinta kasii daayay in uu ka rajeynaayo macalikii hore ee laga eryay Naadiga City ee Hughes in uu tusin doono awoodiisa uuna kala soo laaban doono garoonka Itihad farxad. [...]

Maalqabeenka iska leh kooxda Chelsea ee reer Rashiya ayaa baadigoob ba,an ugu jira sidii uu ku soo xera galin lahaa macalinka asiga xilkiisa isaga tagaya markuu dhamaado xili ciyaareedkan daba yaaqada ah ee Guardiola . Roman Abramovic wuxuu balan qaad u sameeyay macalin Guardiola in uu kadhigo macalika dunida ugu qaalisan asigoo u sheegay inuu [...]

Koobka Qaramada yurub oo lagu wado in uu ka furmo dadlka Polan iyo Ukrian 2012 bisha 6 aad ayaa waxaaa nasiib u yeelan waayay ciyaar yahano fara badan hadana xulalkooda laf dhabar u ah ayagoo siyaabo kala duwan uga maqnaan doono . Hadii eynu ku horeyno ciyaar yahanka reer Franca ee Bacery Sagna ayaa isbuucii [...]

Kooxda Juventus ayaa xalay waxey la cayaartay kooxda Cagliari Ciyaar la wada sugaayay . Balse ciyaartan ayaa waxey noqotay natiijadeda mid farxad galisa taageerayaasha kooxda sanadadaanba u oo maneed Horyaalka Serie A ee Juventus . .Marwada duqda ah ayaa la dhihi karaa sanadkaan wey u qalantay Koobkaan in ey ku guuleysato maadaama ey soo bandhigtay ciyaar [...]

Koob ay ka qaybgalayaan degmooyin ka kala tirsan gobolada Bari iyo Karkaar ayaa galabta ka furmay garoonka kubadda ee magaalada Bosaaso.

Kooxda qaranka somalida switzerland ee u ambabaxay dalka talyaaniga iyagoo safar dhulka ah ku baxay ayaa si nabad ah ku yimiday shalay subax iyagoo soo sameeyay safar 6 saac ah oo eey si farxadi ku jirto ku soo laabteen

April 28 2012. By Yusuf Noor Mohamed(owkoombe) Kooxda Kubadda Cagta ee Witworth Sports Club oo ah koox Soomaali ah oo ka dhisan Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ayaa maanta waxa ay gurigooda ugu awood sheegateen kooxda LeviticusFc kulan ka tirsan Horyaalka heerka labaad ee wadanka Kenya. Kulankaan oo ka dhacay Garoonka Kooxda LeviticusFc ayaa [...]

kooxda qaranka somalida switzerland ayaa si awood sheegasha ah uga badisay koox ka socotay ingiriiska oo la yiraahdo nabada

waxaa si buuxda u diyaar garoobay ciyaartooyda somalida swisska degen iyagoo kashanaya maamulkooda waana markii ugu horeysay tariikhda inta la ogyahay koox ka

Waxaa habeenkii Sabtiga bishuna ay ku beegneeyd 7 April ka dhacay magaalada Stockholm qorituurkii tartanka cayaaraha xagaaga SEUKI 2012 bisha July ka dhici doona magaalada Stockholm .

waxaa halkaan si wada jir ah tacsi u ga diraya dhamaan bahda sportiga somalida switzerland geeridii ku timiday maanta masuuliyiintaa kala ah gudoomiyaha olympica somaliyeed xaaji yabaroow wiish

waxaan hambalyo iyo farxad aan la soo koobi karin halkaan uga direeynaa macalinka qaranka somalida switzerland ahna macalinka kooxda Luzerno ee somalida

ciyaaryahan vucinic ayaa habeenkii dhawaa kulankii milan juventus ee copa italia uu