Category archives for: Spain

Real Madrid oo Ugaarsi ba,an ugu Jirto Halyeyga Naadiga City ee Yahya Toure…

yaya toure

Naadiga Real Madrid ayaa ugaarsi ba,an waxey ugu jiraan geesigaan reer city ee Yahya Toure ayagoo ku baadi goobaya lacag gaareysa  40 miljoner euro ugu yaraan .. Macalinka naadiga  naadiga sanadkaan qaaday horyaalka Spein ee Real Madrid ayaa sheegay in uu rabo ciyaar yahan Yahya Toure inuu ka dhinac ciyaaro Xabi Alonso  wuxuu intaa sii raaciyay [...]

Flacao Waa Shabeel 50 Milion La Gaaray

falcao

Ciyaaryahankan Colombianka ah oo ku soo Biiray kooxda atletic madrid kuleylihii hore ayaa yimid ka dib markii kooxda atletiico madrid iska dirtay diego forlan oo inter la wareegtay iyo ciyaaryahan aguero oo man-city loo.

Chelsea oo Fariin u Dirtay Guardiola in uu Noqdo Macalika aduunka ugu Qaalisan..

pep......

Maalqabeenka iska leh kooxda Chelsea ee reer Rashiya ayaa baadigoob ba,an ugu jira sidii uu ku soo xera galin lahaa macalinka asiga xilkiisa isaga tagaya markuu dhamaado xili ciyaareedkan daba yaaqada ah ee Guardiola . Roman Abramovic wuxuu balan qaad u sameeyay macalin Guardiola in uu kadhigo macalika dunida ugu qaalisan  asigoo u sheegay inuu [...]

Realmadrid oo Muujisay Awooda eey Ku Hanan Karto Horyaalka La Liga +video

ronaldo(1)

kooxda uu macalinka u yahay jose mourinho ayaa waxaa eey ku durdurisay kooxda spanyol oo ka dhisan barcelona realmadrid waxaa eey horeysaa 10 dhibcood oo nadiif ah  waxadna mooda in eey qashinka jidka yaala si fiican.

Barcelona oo Caawa badisay Lionel Messi oo ka Maqan warbixin + video

SeydouKKieta

kooxda aduunka laga yaabana ayaa maalmahan danbe waxa la soo dersay xooga isla weyne waxaana hoos u dhacay awoodoodii tirada badneyd balse caawa waxaa si fiican ula dheelay kooxda gijon oo barbareysay ka dib.

Barcelona oo aan Rajo Fiican Ka Lahayn in eey ku Guuleystaan Horyaalka Spain

messi  laliga

kooxda aduunka laga yaaban yahay ee Barcelona ayaa waxaa laga horeeyaa 10 dhibcood oo buuxda kumana filna in eey badiyaan oo keliya ee waa in realmadrid laga badiyaa  macalinka kooxda blugarano  guardiola waxuu sheegay in uusan rajo ka qabin sanadkaan in uu ku guuleysto horyalka  la liga maxaa yeelay ayuu yiri wey nagu adagtahay in [...]

maxaa kala heysta barcelona iyo real madrid EL Clasico.

barcelon vs madrid

25 Jan 2012.Kulanak caawa ayaa Lugtii hore waxaa 2-1 ay guusha ku raacday kooxda Barcelona waxa uuna qeyb kayahay wareega 8da Copa del Rey iyadoo lugtii hore lagu soo cayaaray hooyga naadiga Real Madrid ee Santiago Bernabeu.

Markasta Waa Barcelona Mourinho Waxuu Ka Walwalaa warbixin +video

abidal

19/01/2012waxaa xalay wada ciyaaray markii sagalad sanad gudahiisa kooxaha barcelona iyo realmadrid kulankaas oo loo yaqaano elclasico.

Copa del Rey Realmadrid iyo Barcelona oo Markale kulmaya Maxa kala Heysta Caawa (warbixin)

elclasico

18/01/2012Inta la ogyahay 12 kulan ee ugu  eey wada yeesheen labadan kooxood waxaa 8 jeer ka mida badiyay kooxda catalane ee reer barcelona halka madrid badisay kulankii eey ku qaadeen isla koobkan uu cristiano ronaldo u

Mourinho”Cidna Ma taaban Karto Cristiano-Ronaldo”

ronaldo0

18/01/2012waxaa sidaas yiri macalinka realmadrid jose mourinho isagoo la hadlayay jaraid ka soo baxa spain ayuu sidas yiri waxuuna arkaas ku yimid ka markii taageerayaal qaar ku fooriyeen ama ku oriyeen isagoo gool dhaliyay kulanki.

Kooxda Barcelona oo u Jawaabtay Realmadrid goolal Badana ku Badisay warbixin+video

barcelona 1

waxaa caawa ciyaar adag dhexmartay kooxaha barcelona iyo real betis .

Realmadrid oo gool looga naxsaday wacdaro Fiicana Dhigtay Warbixin +video

real-madrid-1

Kooxda horyaalka spain hogamineyso ee realmadrid ayaa caawa waxaa ee dheeleen kulan ka tirsana horyaalka dalkaasi spain.

Lionel Messi oo Markii Sedexaad ee isku Xiga ku Guuleystay Laacibka Aduunka 2011+video

FIFA Ballon d'Or 2010 gala

lionel messi oo noqdo ciyaaryahankii labadd ee taariikhda inta la ogyahay ku guuleysta 3 jeer ee isku xiga.

Benzema oo Wacdaro dhigay Iyo kooxdiisa oo 5 Ku badisay Caawa Horyaalka spain +video

benzema and heguain

07/01/2012Ciyaaryahanka asal ahan ka soo jeeda waqooyiga africa ee dhalashadiisu tahay fransiiska ee karim benzema.

Lionel Messi “mustaqbalkeyga Barcelona ayaan ku dhameysanayaa”

messi2-300x185

banoonigii dahabka ee ugu danbeeyay cayaaryahankii qaaday Lionel Messi  ayaa dareemaya in kooxda barcelona eey tahay kooxda ugu fiican aduunka isagoo sheegay in uu joogayo ilaa uu ka daalo ama uu ka gaaro mansabka eey gaareen maradona iyo pele.

Barcelona Oo hogaanka la liga spain la wareegtay ,realna xasuuqday.

barcelona1

11 Dec 2011.Kooxda Kubada Cagta caalamka ugu Wanaagsan ee Barcelona ayaa bur burisay Real Madrid

Realmadrid oo 6 dhibcood nadiif ah hogaanka ku qabatay iyo barcelona oo la garacay (+ video)

ronaldo messi

27/11/2011Naadiga realmadrid ayaa waxa uu la ciyaray kooxda eey isku magalada yihiin ee atletico madrid

Realmadrid oo Dirqi Ku Badisay iyo Barcelona oo u Awood Sheegatay Saragoosa iyo Horyaalka Spain (warbixin +video)

benzema1

Kooxda realmadrid oo caawa si dirqi ah ku badisay ayaa  waxay marti u ahayd kooxda halista ah ee valencia oo.

Realmadrid oo Damashaadkeedii Sii Wadata iyo Levant oo hoganka heysa+video

benzema_2507027

27/10/2011 kooxda Realmadrid ayaa  si fudud ku dhaaftay kooxda villareal  ciyaaryahan benzema ayaa kulankan la dheelsiiyay waxaa uuna u baahday 6 daqiiqo oo keliya ka dibna wuu dhaliyay waxaa markiiba 5 daqiiqo ka dib benzema .

cecs fabrigas’ Lional Messi waxuu la dhashay guusha

messi

 

Nuur Jenyo Football Academy

Photo Gallery

Designed by Zakaria