Category archives for: Talyaaniga

Vialli oo Juventus u sheegay in ey iibsato Cavani…

cavani

Ruug cadagii hore ee naadiyada Sampadoria Juventus iyo Chelsea ayaa kula taliyay naadiga juventus in ey iibsadaan xidiga dhanka weerarka uga ciyaara naadiga Napoli ee Edinson Cavani. Wuxuu ku booriyay naadiga in ey xidigaan la wareegan halka ey kala wareegi lahaayeen gool dhaliyaha  nadiga Arsenal ee Robin Van Persie asigoo sabab uga dhigaayo in uu [...]

Luis Enrique oo shaaciyay in uu Ka Tegayo Roma (Sabab)

enrique

Luis Enrique oo aha macalinkii roma waday ayaa maanta macasalameyay ciyaartooydiisa kana codsaday in eey iska cafiyaa.

Milan oo Ciyaar yahano Badan Erisay Tolow Yaa ka mid ah ?.

milan...

AC Milan ayaa xili ciyaareed kaan dhan tartan kula jirtay dhigeeda Juventus  in kastoo isbuucii la soo dhaafay ey u dabaal dagtay horyaalka talyaaniga marwada duqdaah oo mudooyinkaan danbe u oo maneyd .. AC Milan ayaa barta ey internaka ku leedaha ku shaacisay  in eysan sanadkaan wax qandaraas ah la galeynin ciyaar yahano dhwor ah [...]

Antonio Conte oo Noqday Serie A- Mastare Sanadkiisii ugu horeyay Markuu qabtay Kooxda Juve..

Conte

Kooxda Juventus ayaa xalay waxey la cayaartay kooxda Cagliari Ciyaar la wada sugaayay . Balse ciyaartan ayaa waxey noqotay natiijadeda mid farxad galisa taageerayaasha kooxda sanadadaanba u oo maneed Horyaalka Serie A ee Juventus . .Marwada duqda ah ayaa la dhihi karaa sanadkaan wey u qalantay Koobkaan in ey ku guuleysato maadaama ey soo bandhigtay ciyaar [...]

Vucinic”koobab badan ayaan ku guuleysaneynaa”

vujinic

ciyaaryahan vucinic ayaa habeenkii dhawaa kulankii milan juventus ee copa italia uu  

Berlasconi ” Waxaan Habeenkasta ku Riyoodaa C.Ronaldo”

berlusconi

milkiilaha  kooxda hogaanka u haysa seri a ee ac milan silvio berlesconi ayaa waxaa uu malinimadii axada sheegay in uu maalin maalmahan ka mida uu c.ronaldo xiran doono maliyada nadigiisa waxuuna sheegay in uu ku qarwo.

Millito oo Inter Cagaheeda Ku Istaajiyay Caawa Iyagoo Liicaya Warbixin +video

CALCIO: SERIE A; INTER CATANIA

Waxa si fiican caawa loogu burbursaday gurigeeda kooxda inter oo beryahan danbe xanuun la il darneed markii la yaaba waxaa la yiraahdaa inter polo ha loo duceeyo waxaa la yaab leh in inter oo heysata ciyaartooy tayo leh in.

Ac Milan oo Caawa Show Dhigtay iyo Juventus oo La Celiyay warbixin +video

FBL-ITA-PALERMO-AC MILAN

kooxda reer milano ee ac milan ayaa caawa waxba kama jiraan ka soo qaaday kooxda palermo ka dib markii eey 4 : 0 hilfaha ugu qaadeen  waxaana goolasha 3 ka mida u dhaliyay laacibkooda ibrahimovij  oo runtii ah laacib aan la.

Massimo Moratti oo ah Milkiilaha kooxda Inter Ayaa Cadeeyay in uu Sii Joogayo Cloudio Ranieri

y

gudoomiyaha inter ayaa waxuu wada hadal saacado badan qaatay la galay macalinka kooxda Inter Claudio Ranieri .

Napoli oo 6 Dhibcood ka Tirsatay Inter ,

lavezzi inter napoli

Kooxda ugu taageeraha badan caalamka ee napoli ayaa 6 dhibcood ka xoogtay sanadkaan inter oo aad u liidata hadaba ciyaartan oo ahayd mid xiiso badan ayaa labada kooxoodba soo bandhigeen ciyaar wanaagsan oo qancisay.

Kooxaha Juventus iyo Ac Milan oo Dhibcihii Kala Qaatay

nocerino

waxaa caawa la ciyaray horyaalka talyaaniga iyadoo caawoo kale la soo hormariyo laba ciyaarood ayaa waxaa wada ciyaray.

zlatan Ibrahimovic oo 3 Kulan la Ganaaxay markii Labaad oo eey La Dheelaan Isla Napoli warbixin

ibrahim iyo ironica

Ciyaaryahan reer sweden ee aan weli nasiibka u yeelan in uu noqdo xidig aduun lakiin u qalma oo fahmi la ahay waxa looga xasdaayo ayaa waxuu markii labad isla horyaalkan waxuu .

Zlatan Ibrahimovic oo ku guuleestay abaalmarinta Oscar del Calcio ee sanadka 2011.

ibrahim

24 Jan 2012.Abaalmarinta Oscar del Calcio ayaa xalay fiidnimadii la bixiyay iyadoo AC Milan ay inta badan heshay abaalmarinada ugu badan.

Amauri oo ku sii Jeeda Fiorentina oo Meel Hooseysa Mareysa

amouri

19/01/2012ciyaaryahanka italo brasile ka ah ayaa lagu xasuusta intuusan imaan juventus karti dheeraad ah .

Principe Milito oo Kala diray milan iyo Kooxdiisa inter oo Muujisay awoodeeda warbixin +video

milito1

16/01/2012kooxaha xifaaltanka ka dhexeeyo  ee reer milano ayaa markastaa ku xisaabtama kulanka keliye ee ugu xamaasad badan magalada eey degen yihiin ee milano.

Inter oo Ku durdurisay Parma iyo Kooxda siena oo Lazio Dhulka Ku Jiiday + video

alvares

07/01/2012Horyaalka dalka talyaniga oo si rasmi ah u furmay sanada 2012 ayaa waxaa la soo hormariyay sida caada ahayd laba ciyarood.

Milan Iyo Inter oo isku heysta Carlos Teves Waxa kaloo Loolanka ku jira Paris saint german

teves

waxa suuqa madaxa isla dhacaaya laba kooxood oo reer milan ah iyo naadiga PSG.

Borrielo oo ku soo biiraya kooxda juvetus

borielo

01.01.2012ciyaaryahankan oo si amaah ah ku soo gaaray torino ayaa la sii joogi doona koxda.

Inter Milan oo beenisey in looga guuleystey helitaanka Tevez

teves

9/12/2011Iyadoo lagu wado in Carlos Teves usoo dhaqaaqo horyaalka dalka talyaaniga,

Juve iyo Napoli oo is mari waayay .

napoli vs juventus

30/11/2011Kooxda Antonio Conte ayaa xalay  barbaro 3-3 ah kulagashay garoonkooda San Paolo Stadiom kooxda Napoli.

Nuur Jenyo Football Academy

Photo Gallery

Designed by Zakaria