Category archives for: Ingiriiska

Real Madrid oo Ugaarsi ba,an ugu Jirto Halyeyga Naadiga City ee Yahya Toure…

yaya toure

Naadiga Real Madrid ayaa ugaarsi ba,an waxey ugu jiraan geesigaan reer city ee Yahya Toure ayagoo ku baadi goobaya lacag gaareysa  40 miljoner euro ugu yaraan .. Macalinka naadiga  naadiga sanadkaan qaaday horyaalka Spein ee Real Madrid ayaa sheegay in uu rabo ciyaar yahan Yahya Toure inuu ka dhinac ciyaaro Xabi Alonso  wuxuu intaa sii raaciyay [...]

44 Sano Kadin City oo Horyaalka Ingriiska Qaaday ….

Horyaalka-300x165[1]

Naaadiga City ayaa iska caabin xoog leh shalay kala kulmay dhigooda QPR kadib markii ey 90diiqo 1-2 la isla mari waayay ayadoo waliba ciyaar yahan Barton calamada casaanka ah laga siiyay kooxda QPR .. Inkastoo la dhihi karo City qudheedo mar hadii ey waayaan xidigooda qadka dhexe u maamula ee Yahya Toure oo dhaawac soo [...]

Man United oo QPR Ka Dalbaneysa Iney U Celiso Dhigeeda City…

barton   united

Naadiga Man United ee heysta horyaalka ingiriiska  ayaa wuxuu u muuqdaa in laga fara maroojin rabo maadaama ey ka soo yeertay cabasho badan.. Macalin Forguso ayaa warbaahinta kasii daayay in uu ka rajeynaayo macalikii hore ee laga eryay Naadiga City ee  Hughes in uu tusin doono awoodiisa uuna kala soo laaban doono garoonka Itihad farxad. [...]

Chelsea oo Fariin u Dirtay Guardiola in uu Noqdo Macalika aduunka ugu Qaalisan..

pep......

Maalqabeenka iska leh kooxda Chelsea ee reer Rashiya ayaa baadigoob ba,an ugu jira sidii uu ku soo xera galin lahaa macalinka asiga xilkiisa isaga tagaya markuu dhamaado xili ciyaareedkan daba yaaqada ah ee Guardiola . Roman Abramovic wuxuu balan qaad u sameeyay macalin Guardiola in uu kadhigo macalika dunida ugu qaalisan  asigoo u sheegay inuu [...]

Koobka Qaramda yurub oo ey ka maqnaan doonaan Ciyaar yahano Muhiim ah…

Sagna

Koobka Qaramada yurub oo lagu wado in uu ka furmo dadlka Polan iyo Ukrian 2012  bisha 6 aad ayaa waxaaa nasiib u yeelan waayay ciyaar yahano fara badan hadana xulalkooda laf dhabar u ah ayagoo siyaabo kala duwan uga maqnaan doono . Hadii eynu ku horeyno ciyaar yahanka reer Franca ee Bacery Sagna ayaa isbuucii [...]

Roberto Mancini “Horyaalka Ingriiska Waxuu Nooga Xiran Yahay Kulanka Manchester”

mancini

macalinka manchester city roberto mancini ayaa saxafada u sheegay in uu weli dhiman yahay horyaalka ka dib markii laga badiyay  kulankii u danbeeyay oo eey la yeesheen swansea oo looga adkaaday 1 : 0.

Ingriiska oo Ku Yaaban Horyaalada Yurub Iyadoo Laga Dareemaayo Hoos u Dhac Weyn

le-sporting-se-paie-city

waxaa sanadkan aan si fiican uga hadli karin horyaalada yurub wadamda ingiriiska iyadoo kooxda arsenal mar hore la saaray iyo chelsea oo qarka u saaran ineey baxdo waxaa kalo dhanka europe league laga badiyay manchester.

Arsenwenger oo Kooxdiisa Guubaabinaya “4 gool anaga ma dhalin karno miya sideey nooga dhaliyeen”

CALCIO: CHAMPIONS LEAGUE; MILAN-ARSENAL

macalinka kooxda arsenal ee arsen wenger  ee mudada dheer fadhiya booskaas ayaa waxuu sheegay isagoo guubaabinaayo kooxdiisa “waan dhalin karnaa 4 gool maxaa yeelay iyagaba way naga dhaliyeen”waadna fahmi kartaa.

Chelse oo Macalin La aan ah Ka dib markii Eey Iska Eryeen Macalinkoodii

CHELSEA_VILLASBOAS_040312

milkiilaha kooxda blues ee chelsea  ayaa macalinkisii ka eryay  shaqadii uu u hayay kooxda waxaana si kul meel gaar ah shaqada loogu dhiibay Roberto Di Matteo  oo aha ciyaartooy soo maray kooxda chelsea waxaa la hadal.

Manchester United oo Badisay Fariin Culusna u Dirtay Deriskeed “ma hareeyno ilaa aaqirka” +video

MANCHESTERUNITED_ROONEY_WEL

kooxda man-united ayaa si dhibyar uga gudubtay totenham ka dib markii aay kaga adkaadeen 3 : 1  manchester waxaa eey aad iskugu dhaw yihiin kooxda deriska la ah ee man-city oo shalay soo badisay waxaana la kala horeeyaa.

Arsenal oo Liverpool Ka Taqalustay Dibna usoo Xoogeysatay+video

VanPersie2012Liverpool

Kooxda Arsenal ayaa soo xoogeysaneysa ka dib markii eey horyaalka premier league ku bilaabeen  tabardari ayaa waxaad mooda in eey isi soo tareyso awoodooda hadaba kulankii maanta oo eey la yeesheen kooxda liverpool.

Carlos Teves oo 5 bilood Ka Dib Garoomada Ku Soo Laabtay

teves1

ka dib markii uu diiday in uu ciyaaro kulankii bayern vs man-city 2:0 ayaa waxaa laga jooga 5 bilood.

Andreï Archavine oo dib ugu Laabanaayo Kooxdiisii Hore ee Zenit

archavine

mudo 3 sano oo uu la joogay kooxda arsenal ka dib ayuu go aansaday in uu dib ugu laabto kooxdiisii uu ku soo caan baxay iyo magaladii uu ku dhashay ee Zenit.

Capello oo iska Casilay Caawa Macalinimada Qaranka Ingiriiska

capello

Fabio Capello ayaa xilkiisii iska casilay caawa ka dib markii xiriirka ciyaaraha ee dalka  ingiriiska ee Fa loo yaqaano eey isku fahmi waayeen cidii noqoneysa kabtanka qaranka halka Capello soo jeediyay in terry uu noqdo kabtanka qaranka lakiin .

United oo dhaafi weysay Chelsea (Sawirro)

man-u2-300x197

6 Feb 2012: Kulan xiiso leh oo Chelsea ku marti gelisay Man Utd garoonkooda Stamford Bridge ayaa waxa uu kusoo dhamaaday barbardhac 3-3 ah.

Scholes oo Wacdaro La soo Laabtay Kooxdiisana Guul u Horseeday Warbixin +video

scholes1

paulo scholes oo la sagootiyay ayaa waxaa fariin u dirsaday macalinka manchester oo sheegay in uu u baahan yahay in uu la dhameestiro xili ciyaareedkaan.

Thiery Henry oo Markale ka soo Muuqday Emirate Stadium Sacab Dheer ka Dibna Dhaliyay Goolkii Guusha + video

henry1

Thiery Henry oo si aada maanta loo hadal hayay soo labashadiisa iyo kulanka maanta .

Thierry Henry oo Jimcihii Heshiis Labo Bilood ah la Gaaray Arsenal

henry

Thierry Henry oo fasax ku jira ayaa waxaa uu maalmahan la sameeynayay tababar kooxda arsenal si uu jirkiisa u sii dhiso oo uu  u haysto tababar fiican.

Man_City, Liverpool, Cardiff,oo badiyeen Arsenal, Blackburn Rovers iyo Chelsea oo isaga huleelay Carling Cup.

carling cup

30 Nov 2011.Naadiga hogaanka u haayop horyaalka Ingiriiska ee Man_City ayaa xalay ku quusisay gurigeed kooxda Arsenal .

Soo laabashadii walalaha beentaa ee emarite stadium

nasri et clichy

29/11/2011.waxaa caawa la ciyaarayaa quart finalka  england  leage cup  oo eey ku kulmayaan kooxaha     Arsenal  Vs  Manchester city iyagoo labada ciyaaryahan ee nasri iyo clichy.

Nuur Jenyo Football Academy

Photo Gallery

Designed by Zakaria