Koobka degmooyinka e kubadda cagta oo galabta ka furmay magaalada Bosaaso (Sawiro).

Koob ay ka qaybgalayaan degmooyin ka kala tirsan gobolada Bari iyo Karkaar ayaa galabta ka furmay garoonka kubadda ee magaalada Bosaaso.






Koob ay ka qaybgalayaan degmooyin ka kala tirsan gobolada Bari iyo Karkaar ayaa galabta ka furmay garoonka kubadda ee magaalada Bosaaso.

Kooxda qaranka somalida switzerland ee u ambabaxay dalka talyaaniga iyagoo safar dhulka ah ku baxay ayaa si nabad ah ku yimiday shalay subax iyagoo soo sameeyay safar 6 saac ah oo eey si farxadi ku jirto ku soo laabteen

April 28 2012. By Yusuf Noor Mohamed(owkoombe) Kooxda Kubadda Cagta ee Witworth Sports Club oo ah koox Soomaali ah oo ka dhisan Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ayaa maanta waxa ay gurigooda ugu awood sheegateen kooxda LeviticusFc kulan ka tirsan Horyaalka heerka labaad ee wadanka Kenya. Kulankaan oo ka dhacay Garoonka Kooxda LeviticusFc ayaa [...]

kooxda qaranka somalida switzerland ayaa si awood sheegasha ah uga badisay koox ka socotay ingiriiska oo la yiraahdo nabada

waxaa si buuxda u diyaar garoobay ciyaartooyda somalida swisska degen iyagoo kashanaya maamulkooda waana markii ugu horeysay tariikhda inta la ogyahay koox ka

Waxaa habeenkii Sabtiga bishuna ay ku beegneeyd 7 April ka dhacay magaalada Stockholm qorituurkii tartanka cayaaraha xagaaga SEUKI 2012 bisha July ka dhici doona magaalada Stockholm .

waxaa halkaan si wada jir ah tacsi u ga diraya dhamaan bahda sportiga somalida switzerland geeridii ku timiday maanta masuuliyiintaa kala ah gudoomiyaha olympica somaliyeed xaaji yabaroow wiish

waxaan hambalyo iyo farxad aan la soo koobi karin halkaan uga direeynaa macalinka qaranka somalida switzerland ahna macalinka kooxda Luzerno ee somalida

waxaa

Koob loogu magacdaray Nabadda oo lagusoo gabagabeeyey magaalada mombasa. koobkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey gudiga jaaliyada soomaaliyeed ee mombasa oo uu horkacaayo gudoomiyaha dhalinyarada iyo isboortiga jaaliyada soomaaliyeed ee magaalada mombasa Maclin Axmed Xuseen Qanyare. koobkaan ayaa waxaa kaqeeyb qaatay macalinka kooxda Nabadda fc ee kadhisan magaalada london isla markaasna goordhow ka aas aasay koox [...]

Waxa shalay oo taariiqdu ahayd 2/3-2012 ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee aaden cade international airport ee magaalada muqdisho garsooreyaal soomaaliyeed oo ay kamid yihiin garsoore.

29 Fab 2012 Maamulka Kooxda Kubadda Cagta ee Banaadir Telecom oo ka mid ah Kooxaha heerka Koowaad ee Wadanka Soomaaliya ayaa si kul u cambaareeyay Falkii lagu qarxiyay

Waxaa Weli sihabsami leh uga socda xararyaale tartankii nabada ee bulshada xamar degen tartankaas oo eey ka soo qeybgaleen ilaa 25 kooxood oo dhalinyaro ah iyo 9 kooxood oo odayaal ah waxuuna u sodaa sidi loogu tala galay hadaba waxaa .

Eric Abidal ayaa ugu danbeyn qalinka ugu duugay Barcelona qandaraas cusub jimcahii, waxa uuna si dhaqso leh shaaca ugu qaaday in marnaba isku dayin in uu ka tago kooxda.

tartanka odayaasha ee ka socda xararyaale ayaa weli si habsami leh uga socda halkaasi waxaana wada ciyaaray maalintii talaadada ahayd kooxaha alwaasac Vs Fc Qaras 4 : 3 ayeey ku badiyeen alwaasac waxaa kaloo shalay.

waxaan weli dhamanin lugtii horee ee tartanka nabada xararyaale ka socda waxaana weli dhiman group F halka groupyada kale usoo gudbeen wareega labad ee tartanka hadaba waxaa wada ciyaaray Kooxaha.

Kooxaha kuwada jira Group E ayaa maanta wada ciyaaray kulankoodii kama danbeysta aha ee lagu kala harayay waxana kooxuhu isku arken sidan Tiger Vs Deg.Dayniile .

waxaa shalay galab wada ciyaaray group D waxayna kooxuhu isku arkeen sidan .

waxaa welisi habsami leh u socda tartankii nabada ee ka socday xararyaale qeybta dhalinyarada iyo weliba qeybta dhalinyarada cuslaatay ama odayaasha hadaba waxaa khamiistii yio jimcihii wada ciyaray 4 kooxood oo ka.
Vialli oo Juventus u sheegay in ey iibsato Cavani…
Real Madrid oo Ugaarsi ba,an ugu Jirto Halyeyga Naadiga City ee Yahya Toure…
44 Sano Kadin City oo Horyaalka Ingriiska Qaaday ….
Luis Enrique oo shaaciyay in uu Ka Tegayo Roma (Sabab)
Flacao Waa Shabeel 50 Milion La Gaaray
Milan oo Ciyaar yahano Badan Erisay Tolow Yaa ka mid ah ?.