Zambia oo la tagtay African Cup Markii u horeesay.

13 Fab 2012: Kooxda Qaranak Zambia ayaa ku guuleesatay tartanka Qaramada Qaaradda Africa oo Sanadkaan lagu qabtay Gabon iyo Gineu.






13 Fab 2012: Kooxda Qaranak Zambia ayaa ku guuleesatay tartanka Qaramada Qaaradda Africa oo Sanadkaan lagu qabtay Gabon iyo Gineu.

Qaranka loo yaqaana ellephante ama Maroodiga ee ivory coast ayaa caawa sidii loo sadalinaayay u soo gudbay ciyaarta kama danbeysta ah ee african cup of nations waana markii sedexad oo iyagana yimadan finalka waxayna ku guuleysteen.

Emmanuel Mayuka ayaa qarankiisa Zambia u sahlay in eey ka talabsadan Ghana si sahlan ciyaaryahankaan oo ah ciyaaryahan ka keliye ee heerka kowaad ka ciyaara qaarada yurub waxuna la jooga Young-Boys oo ka mid ah kooxaha herka.

waxa wada ciyaaray sudan iyo zambia waxayna ku soo dhamatay 3 iyo eber eey guusha ku raacday zambia waxay ciyaareen nag oowdka waxa loo yaqano sida ayayna ku hartay sudan waxa kaloo wada ciyaaray iverycoast.

African cup of Nations ayaa weli si xiiso badan u socda waxana shalay kaalmaha kowaad iyo labad ku soo kala baxay Gabon iyo Tunisia oo isku haystay kaalmahas lakiin horey u xaqiiqsaday in eey u soo gudbeen.

Wadanka aan aadka iskugu dhawnahay caalamka ee sudan oo runtii ah wadankeena labad ayaa caawa u soo baxay wareega labad ee ciyaaraha africa waxayna si lama filaan ah oo runtii rajo aan sidaas u buurnayn laha ayaa.

Waxaa Caawa usoo gudbay Wareega Labaad ee Tartanka African cup of nations ee ka socda wadamada Gabon iyo E.guinee.

waxaa shalay wada ciyaaray qdamada Ghana Vs Mali 2 : 0 oo runtii kulankaas uu aad u adkaa . ayaa wadanka ghana ku adkaatay in uu badiyo ilaa aqirkii eey helaan 2 gool oo degdeg ah ciyaarta dhamadkeedii hadaba waxa kaloo iyana ciyaaray wadamda Guine Vs botswana 6 : 1 waxa ka dhacay [...]

Waxaa shalay xaqiiqsaday in eey usooo gudbin wareega labad ee ciyaaraha africa uga socda Gabon iyo Equatorial guinee kuwaas.

waxaa weli si xiiso badan usocda tartanka africa oo kooxaha qaar la sii oganayo meesha eey ku sii jeedan qaar ayaa sii caraabay qaarna wareega labad ayey xaqiiqsadeen qaarna waxa eey dheelayaan ilaa aaqirka hadaba walalaheena sudan .

waxaa caawa gebi ahanba ka haray african cup of nations ee 2012 qadanka senegal oo sanadkaan loo sadalinaayay in eey u soo gudbaan qeybaha danbe ee ciyaaraha balse wadamo aan la malayneyn aya shar la soo baxay sida.

Wadamada ghana iyo mali aya ka kala badiyay botswana iyo guinee balse waxaa ka dhacday yaa iga dhameeya ciyaarta .

Wadanka gabon oo ka midan sanadkan wadamada marti gelinaaya tartanka ayaa maanta guul ka gaaray ciyaaraha africa ee lagu qabanayo wadankooda iyo equatorial guine hadaba

Kooxda loo yaqaano elephant team ee ivory coast ayaa awoodi weysay in eey ka dhaliso qaranka walalaha aan nahay ee sudan hal gool ka badan wadanka ivory coast waxuu ka mida yahay wadamada loo sadalinaayo in eey ku guuleystaan

waxaa shalay galab si rasmi ah uga furmay african cup of nations oo eey sanadkan marti gelinayaan wadamada ecuatoria guine iyo gabon .

21 Jan 2012.Tartanka qaramada Africa oo lagu wado in uu ka furmo manta oo sabti ah wadamada Equitorial Guinea iyo Gabon .
Vialli oo Juventus u sheegay in ey iibsato Cavani…
Real Madrid oo Ugaarsi ba,an ugu Jirto Halyeyga Naadiga City ee Yahya Toure…
44 Sano Kadin City oo Horyaalka Ingriiska Qaaday ….
Luis Enrique oo shaaciyay in uu Ka Tegayo Roma (Sabab)
Flacao Waa Shabeel 50 Milion La Gaaray
Milan oo Ciyaar yahano Badan Erisay Tolow Yaa ka mid ah ?.