Tartankii Nabada ee Ka Socday Xararyaale oo Soo Gaaray Heer Neck-out ah Kulamadii u Danbeyay warbixin
Waxaa Weli sihabsami leh uga socda xararyaale tartankii nabada ee bulshada xamar degen tartankaas oo eey ka soo qeybgaleen ilaa 25 kooxood oo dhalinyaro ah iyo 9 kooxood oo odayaal ah waxuuna u sodaa sidi loogu tala galay hadaba waxaa .
isku soo haray ilaa 6 kooxood oo kala ah Walaalaha , Maxamud Xarbi, habarcad, Jimcooleey, Sos, iyo Xamarbile waxayna kooxuhu wada ciyaari doonaan maalinta sabtiga iyo axada waxaana ka war dhowreeynaa gudiga
ciyaaraha qaban qaabiyay in eey soo gudbiyaan natiijada u danbeysa ee ciyaarahan hadaba beri sida kooxaha u kala badiyaan waan idiin soo gudbin doona insha allahu
Waxaa soo diyaariyay Liban cabdi abtidoon (liicade) oo jooga xararyaale liicade22@hotmail.com
Short URL: http://www.xararyaale.net/?p=7030
















![Horyaalka-300x165[1] Horyaalka-300x165[1]](http://www.xararyaale.net/wp-content/uploads/2012/05/Horyaalka-300x1651-120x80.jpg)



Dhamaan waad salaaman tihiin