Zambia oo Final Taagan markii sedexaad African Cup of Nations
Emmanuel Mayuka ayaa qarankiisa Zambia u sahlay in eey ka talabsadan Ghana si sahlan ciyaaryahankaan oo ah ciyaaryahan ka keliye ee heerka kowaad ka ciyaara qaarada yurub waxuna la jooga Young-Boys oo ka mid ah kooxaha herka.
kowaad ee switzerland .
wadankan Zambia oo markiisii ugu horeysay ka qeybgalay tartanka 1974 finalkana yimaaday 1992 wuxuu ka mid aha wadamada laga cabsado ee qarada africa xiligaas 1993 waxaa diyaradii eey saarnaayeen ee Zambia Air Force Buffalo DHC-5D. ku dhacday waqooyiga
africa xili eey u socdeen wadanka senegal o eey la lahayeen kulan isreebreeb ah marka laga reebo Kalusha Bwalya oo aha marna ciaartooy marna macalin ayaa ka badbaaday qarankii hama waxaana xigay in Zambia 1994 mar kale u soo
baxan final african cup of nations waxaa xigay caawa oo ah markii sedexaad oo eey yiadaan final hadaba waxaa eey is arki doonan wadanka Ivery coast carabta u taqaano saxilulcaaj waxaya dheeli doonan maalinta axada ah hadii alla idmo ila daawo ciyaartii Ghana iyo Zambia
Ghana vs Zambie 0-1
Short URL: http://www.xararyaale.net/?p=7014
















![Horyaalka-300x165[1] Horyaalka-300x165[1]](http://www.xararyaale.net/wp-content/uploads/2012/05/Horyaalka-300x1651-120x80.jpg)


