Wadanka Ivory coast oo Goolkii Gervinho Ku Gaaray Final + video
Qaranka loo yaqaana ellephante ama Maroodiga ee ivory coast ayaa caawa sidii loo sadalinaayay u soo gudbay ciyaarta kama danbeysta ah ee african cup of nations waana markii sedexad oo iyagana yimadan finalka waxayna ku guuleysteen.
1 jeer 1992 oo ghana rigooreyaal uga badiyeen waxayn 2006 la dheelen masar oo ka badisay finalkii markan cawa ahna waa markoodii 3aad african cup of ntions waxay marti geliyeen 1 jeer 1984 waana koox awood badan tartanka socda
waxaa dhanka goolasha Hogaminaayo markasta samuel etoo oo dhaliyay 18 gool waxaa ku soo xiga Laurent Pokou oo u dhashay ivory coast oo leh 14 halka Rashidi yakini oo Nigeria ah uu leeyahay 13 gool
Mali Vs Ivory Coast 0 : 1
Short URL: http://www.xararyaale.net/?p=7018
















![Horyaalka-300x165[1] Horyaalka-300x165[1]](http://www.xararyaale.net/wp-content/uploads/2012/05/Horyaalka-300x1651-120x80.jpg)


