Capello oo iska Casilay Caawa Macalinimada Qaranka Ingiriiska

Fabio Capello ayaa xilkiisii iska casilay caawa ka dib markii xiriirka ciyaaraha ee dalka  ingiriiska ee Fa loo yaqaano eey isku fahmi waayeen cidii noqoneysa kabtanka qaranka halka Capello soo jeediyay in terry uu noqdo kabtanka qaranka lakiin .

dowlada ingiriiska arinkaas ka biyadiiday  waxaana arinkan soo cusboneysiiyay marki Capello uu wareysi siiyay rai tv uu sheegay in uu markasta kabtan uu ka dhigayo john terry llakiin arinkas markii eey maqleyn FA ingiriiska ayeey shir la

qateen Capello oo markii danbe ku yiri waan is casilayaa waxaana laga aqbalay istiqaladii uu soo jeediyay caawa qaranka ingiriiska wax macalin ah ma lahan halka euro 2012 soo dhowaatay waxasa la isku hayaa macalinka tottenham Harry

Redknapp  in uu la wareego booskii uu baneeyay Fabio Capeello

w/Q bashiirqoolif

Short URL: http://www.xararyaale.net/?p=7025

Posted by on Feb 8 2012. Filed under Ingiriiska, maxaa cusub, Sports. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Nuur Jenyo Football Academy

Photo Gallery

Designed by Zakaria