zlatan Ibrahimovic oo 3 Kulan la Ganaaxay markii Labaad oo eey La Dheelaan Isla Napoli warbixin
Ciyaaryahan reer sweden ee aan weli nasiibka u yeelan in uu noqdo xidig aduun lakiin u qalma oo fahmi la ahay waxa looga xasdaayo ayaa waxuu markii labad isla horyaalkan waxuu .
muteystay ganax 3 kulan ah oo uu ku qaatay dherbaaxo oo aan sidaas u sii weyneyn oo ah dherbaaxo nacaseed ibrahimovic ayaa ciyaaryahanka dafaca uga ciyaara napoli ironica waxuu mar
kale ku qaatay ganax iyo weliba rosse ama guduud waxaana si dareen ku jiro ula socday garsoorihii ciyaarta dhexdhexadinaayay garsooraha oo ah garsoorahyaasha talyaaiga uga qeybgala
ciyaaraha caalamiga ah hadaba waa yaabe ibahim ma waxaa uu wax ku heliwaayay waa isla weynidan mise amar kale ayaa ka heysta in uu noqdo xidig aduun koey aniga waxan is iri ibrahim
waa u qalma in uu noqdo xidig aduun balsee waxaa ka horeeya ciyaartooy aqlaaqbadan kana ciyaar wanaagsan sida messi iyo ronaldo weliba kuwa kale ayaa qarsoon oo loo qeymeeyaa
sanadkasta ilaa kaalinta 25 oo aan isleeyahay ibrahim kama ciyaar fiicna
W/Q bashiirqoolif
Short URL: http://www.xararyaale.net/?p=7010
















![Horyaalka-300x165[1] Horyaalka-300x165[1]](http://www.xararyaale.net/wp-content/uploads/2012/05/Horyaalka-300x1651-120x80.jpg)


