kooxda Odayaasha maxamud Xarbi oo u Awood Sheegteen Odayaasha Soonakeey Tartankii Nabada ee xararyaale (warbixin)

Tartankii nabada ee ka socday xararyaale qeybtiisa odayaasha  oo la ciyaari jiray malmaha khamista iyo jimcaha.

ayaa weli si xiiso leh uga socda halkaas waxaana kooxuhu isu

arkeen maanta kooxda odayaasha  m.xarbi iyo kooxda odayaasha  soonakeey aya galabta isku fara saaray  garoonka minishiibiyo ee xararyaale waxaana halkaasi ka dhacday

ciyaar aad u xiiso badneyd oo dadweynihii ka soo qeyb galay eey ka maqsuudeen waxaana ciyaartii galabat ku kala baxeen

maxmud xarbi kooxdii ku ciyareysay ee odayaasha aya 4 .0 kaga adkaaday odayaashii ka socday soona key waxana ila hada la ciyaaray sedex ciyarood oo kala aha Fc-qaras

Vsgeedjaceel 5:3 ayeey ku kala baxeen shalay waxa is barbareeyay buulo-xuubeey Vs Al-wasac 1 : 1 ayeey ku dhamatay  waxana ka wardhowreyna khamiista soo socta iyo

tartanka  odayaasha waxaan isku deyi doona inaan wareysi aan ka soo qaadno horjoogayaasha kooxaha tartanka ku jira

Short URL: http://www.xararyaale.net/?p=6794

Posted by on Jan 20 2012. Filed under Cayaraha somalida, maxaa cusub, Sports. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “kooxda Odayaasha maxamud Xarbi oo u Awood Sheegteen Odayaasha Soonakeey Tartankii Nabada ee xararyaale (warbixin)”

  1. mansha allah xaafada xararyaale fc qaras miyaba jirto koox la dhaho kkkkkkk inaba caadi maha qaras lolz

Leave a Reply

Nuur Jenyo Football Academy

Photo Gallery

Designed by Zakaria